somalicryptocurrence
* kalay nasoo booqo oo wax ka baro sida loo sameeyo crypto trading iyo malgashiga crypto iyo sida aad isaga ilaalin karto khataraha suuqa crypto sidokale hadi aad nasoo booqato waxaad fahmi doonta qaabka loo bilaabo crypto trading waxanad noqonkarta mid ka faa idaysta fursadaha suuqa crypto * waxaan halkan markasta kugu diyaara qormooyin aad uga hadlaya crypto iyo sida ay ushaqayso nasaraac