Ø Cryptocurrencies
waa lacag danabaysan oo ku shaqaysa madasha blockchainka oo anay ku xirneyn, hay ‘ado dhexe sida, Bangiyada ama dowladaha
dhaqameed maadaama ay ka duwan tahay lacagaha? Ahaan lahaayeen qaabdhismeed
dhaqameed, cryptocurrencies waxay isticmaalaan habab sare oo sir, ah si loo
xaqiijiyo macaamilada, loona xakameeyo abuuritaanka lacag cusub.
Taariikhda Digital
Currency
Ø Cryptocurrency
waxay soomartaytaariikho dheer oo xiisole lacagti ugu horaysay ee la sameyay waxay ahayd
biticoin Wa xaana la Sameeyay Sanadkii 2009, and Waxaana abuuray qof ama koox
aan la aqoon oo isticmaalay magaca Satoshi Nakamoto. Taasoo keentay in la
aasaaso nidaam lacagta dijital ah oo ammaan ah, kuna xirnayn hay'ad ama dowlad,
wuxuu soo bandhigay fikradda ah in la abuuro lacag aan ku xirnayn hay'ad ama
dowlad. Cid dab gali karta ama maamuli karta oo dawlada ma jirto
Bilowgii figrada
crypto
Ø Lacagahani
Digital ka ah waxay soo bilaabmeen sannadihii 1980 kii Tariikhda milaadiga
kuwaas oo ah barnaamijyo ladhistay waxaana kamid ahaa khuburooyinkii hindisay
David Chaum, oo abuuray hanaanka lacagta ee Digicash.
Ø Waxayna
ahayd lacag digital ah oo sir ah, Haseyeeshee Digicash maguuleysan , lamana
aqoonsan.
Cryptocurrency Sida Ay U Shaqeysho
Ø Cryptocurrency
waxay ku shaqaysa madal technology ah oo loo yaqaan blockchain wana diwaan
dadwayne oo sijoogta loo cusboonaysiyo diwaankasta wuxuu shaqeeya kaliya toban
daqiiqo kadib wala cusboonaysiiya halkaas diwaanada ayaa dhamaan macmiilkasta
lagu diwaangaliya
Fa,idooyinkacryptocurrency
1 amniga: waa
mid aad u adag amineedu oo lambar sireed ayay leedahay
2 xorriyada :
dadyowga isticmaala cryptada waxay leeyihin xoriyad dheraada oo ku saansan
hantidooda madama ayna jirin ha,ayd ama dawlad dabagalaysa si xor ah ayay u
isticmaali karaan
3 macaamiisha calamiga: dadyowga
isticmaala crypto currence waxay si dhalhso ah isu dhaafsankaraan ama isugu
diri karaan balaayin lacag ah madama ay jirin cid dab galaysaa oo ay marayn
bangiyada
Khataraha ay leedahay cryptocurrence
Lacagaha crypto waxay
leeyihin caqabado dhanka isbadalka qiimaha oo aan ahayn joogto.
Qimahaas oo daqiiqado isu
badala oo kolna kor ukaca kolna hoos ukaca, kaas oo keena faa’iido iyo khasaare
labadaba.
Waxaana muhim ah in aad
lahaato cilmigeeda ama xirfadeeda si aad uyarayso faa’iido darada una noqotid qof
hela faa’iido lahubo.
Taasina waxaa sal u ah in
aad Barato ama qaadato koorsooyinka laxidhiidha Cryptocurrency ga si aad uga
samayso dhaqaale maalinle ah.
Sidoo kale waxa jira
khataro xaga amniga la xidhiidha oo loo bahanyahay in aad markasta iska
ilaaliso, waxaana lagaaga hortagikaraa in aad markasta Amaankaaga adkeysg (
security).
Gunaanadka nuxurka
Crypto waa fikir cusub oo
ubaahan in lalasocdo technolojiyada casriga ah iyo qaabshaqeedkeeda siloola
hanaqaado samaynta dhaqaalaha laga helaayo lacagaha digital ka ah.
iyada oo ay jiraan faa idooyin badan iyo
khataro labadaba way leedahay balse waxaa muhiim ah si aad faa idooyinka aad u
hesho waa inaad kudadaasha barashada cryptocurrencyga
0 Comments